Dawladda oo uu dulqaadkii ka dhammaday iyo qorshihii dagaalka oo ay

0
1037

Kadib Qaraxii maanta Muqdisho ka dhacay Ra’iisalwasaare khayre ayaa isugu yeeray Safiirrada Maraykanka, Ingiriiska, Midawga Afrika iyo safiir ku-xigeenka Midawga Yurub ee Soomaaliya iyo Taliyaha Hawlgalka AMISOM.

Taliska Ciidanka Xoogga dalka iyo Xukuumadda ayaa beesha Caalmaka ugudbiyay Qorshe dalka looga sifeynayo Kooxda Alshabaab.

Inkastoo Ciidanka AMISOM ay ka caga jiidaan la dagaalanka kooxda Alshabaab haddana Dawladda Soomaaliya ayaa miiska usaartay qorshe dagaal oo ay diyaariyeen Taliska Ciidanka Xoogga dalka.

Ugu danbayn waxaa la isla gartay in si wadajir ah loo soo dadjiyo dagaalka dalka looga sifaynayo kooxda Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here