Kaliduo Kolaibaly oo ku dhaw in uu ku biiro Kooxda Manchester Unite.

0
377

Xidiga Daafaca dhexe uga ciyaara Kooxda Napoli Kaliduo Kolaibaly oo ay baryahaanba si wada jir ah uaraadinayeen Kooxaha Real Madrid , Barcelona iyo Man United ayaa la sheegay in uu aad ugu dhawyahay in uu ku biiro kooxda Man United.

Kooxda Man United ayaa ogol in ay bixso aduun lacageed oodhan 150m oo Euro.

Inkastoo ay si wada jir uraadinayaan Naadiyaal waaweyn haddana la wareegida laacibkaan waxaa aad ugu dhaw Kooxda Manchester United oo miiska saartay dhaqaale ay ku fasixi karto kooxdiisa Napoli.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here