Xildhibaan Kenya udhashay oo si xun uaflagaadeeyay Soomaaliya kuna taliyay in la weeraro.

0
994

Xildhibaan lagu magacaabo Moses Kuria oo ka tirsan Dawladda Kenya ayaa dawladiisa Kenya kula taliyay in ay Sooomaaliya weerarto.
Moses Kuria ayaa ku tilmaamay Dawladda Soomaaliya mid aad daciif u ah oo aan awoodin in ay iska dhiciso Dawladda Kenya, wuxuunaa intaa ku daray in ay Soomaaliya wado boob ku aadan Badda Kenya.

Waxaa kale oo uu Xuldhibaanku dawladdiisa kula taliyay in Ciidanka Kenya ee Soomaaliya nabad ilaalinta ujooga lagasoo saaro Soomaaliya.

Siyaasiyiinta iyo aqoonyahannada Kenya ayaa baryahaan caado ka dhigtay in ay warbaahinta aflagaadooyin ka dhan ah Dawladda iyo Sahacabka Soomaaliyeed umariyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here