Aqriso, Ciidanka Dawladda oo xasuuq ba’an ugaystay Kooxda Alshabaab.

0
1640

Ciidamada Dawladda qaybtooda 66aad iyo kooxda Alshaab ayaa ku dagaallamay deegaan udhaw Awdhiigle oo ay maalin hore Ciidanka Dawladdu ka saareen Kooxda Alshabaab.

Ciidamada Dawladda oo ku jira sahan ayay Kooxda Alshabaab weerar gaadmo ah kusoo qaadeen, waxaana meeshaa Alshaab looga dilay 16 dagaallame.

War lagu qoray bogga Twitterka ee ciidanka Dawladda ayaa lagu sheegay sidatan “Ciidamada dowladda iyo al shabab ayaa ku dagaallamay duleedka awdheegle, qeybta 66aad iyaga oo roondo Ku jira ayey la kulmeen weerar gaadmo ah, saraakiisha qeybta 66aad ayaa sheegay in 16 ka mid al shabab ay Ku dhinteen dagaalka“.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here