Deg Deg, saraakiil ka socda Sirdoonka Itoobiya oo gaaray Magaalada Kismaayo, waqti ay xaalad cakkiran ka taagantahay Kismaayo.

0
1767

Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saraakiil sirdoon oo ka socda Dawladda Itoobiya ay gaareen Magaalada Kismaayo.

Saraakiishaan ayaa sida la xaqiijiyay ka tagay Magaalada Muqdisho ayyagoo isla maantaba gaaray Kismaayo.

Socdaalka saraakiishaan ayaa kusoo aaday waqti Magaalada Kismaayo uu ka taaganyahay jahawareer ku aadan doorashada Jubbaland, lamana oga waxa uu daaranyahay socdaalka saraakiishaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here