Maxay Ciidamada Dawladdu maanta ka wadaan Shabeellada hoose.

0
1415

Ciidamada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dhaqdhaqaaq ciidan kawada deegaano udhaw Awdhiigle.

Ciidanka Dawladda ayaa wada hawlagallo ballaran oo kooxda Alshabaab looga sifaynayo tuulooyinka udhaw deegaanka Awdhiigle.

Awdhiigle waa deegaan istiraatiiji ah, waxayna Ciidanka Dawladdu la wareegeen maalmo kahor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here