Ciidanka Jubbuuti iyo Ahlusunna oo isku horfadhiya deegaanka Matabaan.

0
535

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidanka Jubbuuti iyo Ciidanka Kooxda Ahlusunna ay isku horfadhiyaan deegaankaa.

Waxaa jira khilaaf udhexeeya Dawladda Federaalka ah iyo Kooxda Ahlusunna, kaas oo keenay in uu xaalku halkaan gaaro.

Dhanka kale Dawladda Federaalka ah ayaa ciidamo gaysay Magaalada Dhuusomareeb halkaa oo ay ka dhacayso doorashada Maamul Goboleedka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here