Thursday, December 12, 2019

Dagaalkii uu Maraykanku ila galay 17-ka sano.

Waxaa maqaalkan qoray Sh. Maxamed Kaariye ************************************************ Arinka iga soo maray dowladda Maraykanku maaha mid lagu soo Koobi karo qoraalkan, waayo waa Arrin soo jiitamayay 16...

Magaalo ragga laga Mamnuucay.

Umoja waxa ay u dhowdahay deeggaan ka Samburu oo 360 km u jira Caasimada Nairobi, Kenya. Kalmada Umoja micnaheedu waa (midnimo). Deeggaanka Umoja 1990-ki waxaa...

General-kii Somaliyeed Ee Uhanjabay Konfur-Africa.

Wakhti ka Mid ah Xiliyadii Awood Xoogan oo dhinaca Siyaasada iyo Ciidan-ka ay laheyd Dowladda Somalia ayaa waxaa dhacday in wafdi ka socda Somalia...

Madaxwayne Dani Dhaliilahan Jawaab Ma u Haysaa inta aadan Dhaliilin Fadaralka?

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdilaahi Dani ayaa Fariin aad Moodo in Lasoo Faray Caawa Warbaahinta Lasoo Hor istagay Waxaana uu Si Kulul u Weeraray...

MAXAA KALA HAYSTA BEESHA CAALAMKA & MADAXDA GOBALADA SOMAALIYA?

"Mukulaal kama xajiso madax dooli, Madaxweyne gobal na kama koro qaraabka beesha caalamka". Beesha Caalamka= International Community= المجتمع الدولى waa magac loo adeegsado midawga iyo...

Soomaalidu maxay ka baran kartaa? Shacabka reer Sudan oo cashar udhigay Imaaraatka iyo Sucuudiga.

Shacabka reer Sudan ayaa dhigay Banaanbaxyo waaweyn oo ay uga soo horjeedaan lacago balaayiin ah oo ay Sucuudiga iyo Imaaraatka ugu deeqeen Sudan. Shacabka...

Duulaanka Kenya iyo Shirka Mucaaradka ee Kanya ka dhacay maxaa kulmiyay?

Dawladda Kenya ayaa Xuduud beenaadka udhexeeya Magaalada Baladxaawo iyo Mamdheera ka dhisatay darbi. Shacabka Magaalada Baladxaawo ayaa darbigaa burburiyay, saanadkii hore ayay ahayd markii Kenya...

Yusuf Garaad “Madaxwayne, fadlan kordhi kana dhabee wadahadalka.

Qormadeydan aadka u koobani ma ahan qiimeyn siyaasadda Dowladda. Mana ahan xataa qiimeyn khudbadda uu Madaxweynuhu shalay jeediyay oo dhan. Waa isku day aan...

MADAXWEYNE FARMAAJO YAA KA SOO HORJEEDA?

Markaan Dhinac Waliba u rog rogey waxaa ii soo Baxay Marka ugu horeysa in Fikir Soomalinimo aanan looga Soo Horjeedin Dowladaan ee waxaa looga...

Dabley aanan Haybtooda la Aqoon & Mudaharaad Aanan Haybtiisa la Garanaynin! Goormeey Muqdisho ka...

Taariikhda iyo dhacdooyinka waxaa loo qoraa loona akhriyaa in cibro iyo waano laga qaato, haddiise araga iyo maqalka la is tiro waxaa lagu cel...

WARARKII U DANBEEYAY