Thursday, December 12, 2019

Deg Deg, saraakiil ka socda Sirdoonka Itoobiya oo gaaray Magaalada Kismaayo, waqti ay xaalad...

Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saraakiil sirdoon oo ka socda Dawladda Itoobiya ay gaareen Magaalada Kismaayo. Saraakiishaan ayaa sida la xaqiijiyay ka...

Maxay Ciidamada Dawladdu maanta ka wadaan Shabeellada hoose.

Ciidamada Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta dhaqdhaqaaq ciidan kawada deegaano udhaw Awdhiigle. Ciidanka Dawladda ayaa wada hawlagallo ballaran oo kooxda Alshabaab looga sifaynayo...

Jubbaland oo yeelatay labo barlamaan iyo xaalkii oo cirka isku shareeray.

Xarunta Jubbada hoose ahna xarunta ku meel gaarka ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa looga dhawaaqay labo barlamaan oo iska soo horjeeda, iyyadoo ay magaalada...

Khilaaf gaaray meeshii ugu sareysay oo ka dhex billowday M/ku xigeenka Jubbaland iyo Axmed...

Wararka aynu ka helayno Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in khilaaf aad uweyn uusoo kala dhex galay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbland Cabdiqaadir Xaaji...

Axmed Madoobe oo wajahaya fashil siyaasadeed kii uweynaa oo khattar ku ah rajadiisa dib...

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kala bar maamulkii Jubbaland oo ku biiray garabka wasiirka amniga Jubbaland oo la rumaysanyahay in...

Dawladda oo ka laabanaysa taageerada Omaar ee doorashada Jubbaland, maxay tahay sababtu?

Sida ilo xog-ogaal ah ay noo xaqiijiyeen dowlada Soomaalia ayaa heshay cabashooyin iyo eedo cul-culus oo ka kala imaanayo shacabka Jubbooyinka iyo siyaasiinta jubbaland,...

Hal arin awgeed waxay sababaysaa in xilka laga qaado wasiirka Amniga DFS.

Sida warar hoose ay tibaaxayaan waxaa socda abaabul ka dhan sidi xilka looga qaadi lahaa wasiir amniga DFS. Abaabulkaan ayaa waxaa hor boodaya lafta...

DEG DEG: xaalad kacsanaan ah caawa Kismaayo jirta iyo gudigii doorashada Jubbland oo laba...

Update Kismaayo. Xaaladda Kismaayo ayaa caaw kacsan waxaana heegan lagaliyay ciidamadii Madaxtooyada, kaddib go'aankii G/kuxigeenka Guddiga Doorashadu ku qaadacay waraqadii jawaabta ahayd ee loo direy...

Deg Deg, Ciidanka Axmed Madoobe oo caawa gurigiisa ugu daatay gudoomiye ku..

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidanka Jubbaland ay caawa gurigiisa tageen Gudoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka Jubbaland Axmed Ilko dheere. Axmed...

Deg Deg, Guddiga doorashooyinka Jubbaland oo is khilaafay.

Guddiga Doorashooyinka Jubbaland ayaa isku khilaafay warqad uu guddigu udiray danjiraha Qaramada Midoobay, gudoomiye ku xigeenka guddiga ayaa sheegay in guddigu aysan isku raacin...

WARARKII U DANBEEYAY