Monday, August 26, 2019
Home Blog Page 127

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland oo loo xiray

Warar ka imanaya  Magaladda Haregysa ee Soomaaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in la xiray wasiirka Warfaafinta Maamulkaas C/raxmaan Guri Barwaaqo. Wasiirka ayaa sida la sheegay loo heystaa eedo la xiriira musuq maasuq,waxaana warar soo baxaya ay sheegayaan in Maanta oo Axad ah Maxkamad lasoo taagi doono. Xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland ayaa waxaa hadda si KMG ah loogu dhiibay Kuxigeenkiisa Maxamed Muuse...

Askar Qabiil ahaan usii daayay Sargaal sare oo Alshabaab ah.

Magaalada Marka waxaa gaaray Saraakiisha ugu sarreysa guutada 14ka Oktoober. Maalintii shalay ahayd shan askari oo ka tirsan guutadaas ayaa si ula kac usii daayay Sargaal sare oo ka tirsan Kooxda Alshabaab. Sida la sheegay sargaalkan waxay isku  beel ahaayeen shanta askari ee sii daysay. Waxaa baaritaan lagu wadaa shantaa askari sida aynu xog ku helnay.

Xukun lagu riday Xubno ka Tirsan kooxda Daacish(Sawiro)

Xuseen Cali Maxamed Muudey oo magiciisa afgarashadu yahay Suheyb iyo Cabduqaadir Xaafid Xaaji Cali oo magiciisa afgarashadu yahay Qudaama ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha kooxda Daacish. Labada eedeysane ayaa mar kawada tirsanaa Al-shabaab, waxa ayna sii doorteen in ay ku biireen daacish oo ay sheegeen in ay jireen sababo ku riixayay ku biiristooda kuwaasi oo ku qatoma dana shaqsi sida...

Alshabaab oo sheegaay in ay ka warheleen in Dawladdu ay qoronayso boqolaal Ciidan ah.

Afhayeen uhadlay kooxda Alshabaab ayaa sheegay in ay Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ay uweerareen labi arin darteed oo wasaaraddaa ka socday. Arinta koobaad ayay ku sheegeen in Wasaaradda lagu qorayay Ciidamo dharcad iyo Miillatari isugu jira oo hadda Dawladda kusoo biirayay. Arinta labaad ayay ku sheegeen in xarunta Wasaaradda lagu qorayay dad ka shaqeeya barnaamijka is xilqaan oo ay u...

Gudoomiyayaasha iyo laamaha Amniga degmooyinka Gobolka Banaadir oo lagula xisaabtamayo Amniga..

Kadib Qaraxyadii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, laamaha Amniga iyo maamullada dagmooyinka gobolka Banaadir ayaa wada hawlo lagu dardargalinayo sugidda Amniga Magaalada Muqdish. Kulan arimahaa amniga looga hadlayay ayaa xalay lagu qabtay Degmada Huriwaa. Kulanka oo uu shir gudoominayay .gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo ay ka qayb galeen Maamulka Degmada Huriwaa iyo taliyayaasha Booliska iyo...

Halkee laga Curyaamiyay Dawladnimada Soomaaliya.

Tan iyo markii lasoo dhisay dawlada federalka somaliya xukuumadihii kala duwanaa ee talada dalka u kala danbeeyey mid waliba Hamigeedu wuxuu ahaa in wadanka loo dhiso ciidan qaran oo tayo leh, ciidan suga amaanka, dalka iyo dadkaba, ciidan ilaaliya dhamaan xuduudaha wadanka oo dhan, himiladaasu inay hirgasho waxaa hor istaagey caqabadna ku noqday arimo badan ayna ugu horeeyaan: #Qabyaalada, qabiilada...

Dawladda oo uu dulqaadkii ka dhammaday iyo qorshihii dagaalka oo ay

Kadib Qaraxii maanta Muqdisho ka dhacay Ra'iisalwasaare khayre ayaa isugu yeeray Safiirrada Maraykanka, Ingiriiska, Midawga Afrika iyo safiir ku-xigeenka Midawga Yurub ee Soomaaliya iyo Taliyaha Hawlgalka AMISOM. Taliska Ciidanka Xoogga dalka iyo Xukuumadda ayaa beesha Caalmaka ugudbiyay Qorshe dalka looga sifeynayo Kooxda Alshabaab. Inkastoo Ciidanka AMISOM ay ka caga jiidaan la dagaalanka kooxda Alshabaab haddana Dawladda Soomaaliya ayaa miiska usaartay qorshe...

MD Farmaaajo oo si kulul uga hadlay Qaraxyadii Maanta Muqdisho ka dhacay, una tacsiyeeyay

Madaxwayne Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii maanta dhacay, sidoo kalena laamaha Amniga Madaxwaynuhu wuxuu faray in ay wax ka qabtaan qaraxyada soo laalaabtay ee Muqdisho ka dhaca.

Horjoogihii Al Shabaab ee degmada Cadale oo la dilay

Horjoogihii Kooxda Al Shabaab ee Degmadda Cadale ee Gobolka Sh/dhexe ayaa lagu dilay deegaanka Xagarey oo 40 KM u jirta Degmadaas. Horjoogahan ayaa waxaa lagu dilay howlgal ay halkaas ka fuliyeen Ciidanka Macawiisleyda oo dagaal kula jira Al Shabaab shalay galinkii danbe. Taliyaha Macawiisleyda Axmed Dhagey ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in sidoo kale howlgalka ku jileen Seddex kale oo maleeshiyaad...

WARARKII U DANBEEYAY