Horjoogihii Al Shabaab ee degmada Cadale oo la dilay
Horjoogihii Kooxda Al Shabaab ee Degmadda Cadale ee Gobolka Sh/dhexe ayaa lagu dilay deegaanka Xagarey oo 40 KM u jirta Degmadaas.
Horjoogahan ayaa waxaa lagu dilay howlgal ay halkaas ka fuliyeen Ciidanka Macawiisleyda oo dagaal kula jira Al Shabaab shalay galinkii danbe.
Taliyaha Macawiisleyda Axmed Dhagey ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in sidoo kale howlgalka ku jileen Seddex kale oo maleeshiyaad...