Thursday, December 12, 2019
Home Blog Page 3

Ciidanka Dawladda oo nolol ku qabtay shabaab hubaysan.

Magaalada Afmadoow waxaa iskasoo soo dhiibay Geedi Maxamed Cali iyo Cabdi Casiis Maxamed Muxumed oo ka tirsan Kooxda Alshabaab. Labadaan dagaallame ayaa ka ku jiray Ciidanka Alshabaab muddo dheer, waxayna ka hawlgali jireen gobolka jubbada hoose. Labadaan nin ayaa watay laba qori iyo qalab kale, waxaana gacanta ku haya Ciidanka Dawladda Federaalka ah iyo kuwa jubbaland oo halkaa ku sugan.

Dagaal laga yaabo in uu ka dhaco Dhuusamareen, Ahlusunna iyo Dawladda oo ay meel xun ka gaartay.

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dawlad Goboleedka Galmudug waxaa maanta kajira dhaqdhaqaaq ay wadaan ciidamada Ahlusunna. Ahlusunna ayaa saluugsan in Dawladda Federaalka ah aysan fulin qayb kamid ah hishhiskii ay gaareen, waxayna rabaan in ay la wareegaan garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb. Magaalada waxaa ka sugan ciidamada Dawladda federaalka ah qaybahooda kala duwan iyo ciidanka Ahlusunna ee la qarameeyay. Waxay umuuqataa in ay khatar...

Xasaasi, MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA BADBAADAY ISKU DAY DIL.

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laba haween ah ay ku lug lahaayeen qaraxii 24-kii July ka dhacay guriga dawladda Hoose ee Muqdishu oo lagu dilay Duqii Muqdisho iyo siddeed qof oo kale. Dawladda ayaa sheegtay in gabadha Isa soo miidaamisay ay qabtay baahiyaha gaarka ah, isla markaana ay ku takri-fashay caaddifaddii loo hayey. Dawladda waxay Sidoo kale sheegtay In labada haweenka...

DEG DEG: dowlada oo war ka soo saartay qaabkii loo qarxiyay xarunta Gobolka Banaadir + sir hor leh.

Dowlada Soomaaliya ayaa markii u horeyay baahisay xogta qaabkii uu dhacay qaraxii xarunta Gobolka Banaadir iyo cida fulisay. Hoos ka aqriso warka ay dowlada Soomaaliya soo saartay.

MD Farmaajo oo qaaday tillaabo uusan horay uqaadin kadib dhiibistii Baasaboorka Amerikaanka.

Tan iyo inta uu talada dalka qabtay Madaxweyne Maxamad Cabdullaahi Farmaajo waxaa aad uyaraa toogashada lagu fuliyo xubnaha ka tirsan Alshabaab ee ay dawladdu gacanta ku dhigto, waxaana arintaa loo aanaynayaa dhalashadii labaad ee uu Madaxweyne Farmaajo ka haystay dalka Maraykanka inkastoo hadda uu iska celiyay.Canshuur Cusmaan Abuukar iyo Maxamed Cali Borow Aadan oo ka tirsanaa Al-shabaab, kana dambeyay...

Ciidanka danab ee dowlad Soomaaliya oo si buuxdo ula wareegay amaanka garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

Ciidamada Danab ayaa lagu wareejiyay in ay sugaan amaanka garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb caasimada Galmudug. Ra'iisal wasaare Hassan Ali Khaire oo kormeer ugu tegay ayaa kula dardaarmay in ay adkeeyaan amniga garoonka si loo dhiso Galmudug loo wada dhan yahay. La wareegida ciidanka gaarka ah ay la wareegeyn amaanka garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ayaa ka dhigan hormar ay...

Mid kamid ah Wasiirrada Axmed Madoobe oo ku kacay arin foolxun.

Wasiir ka tirsan Dawlad Goboleedka Jubbaland ayaa daaha ka qaaday arin uu sameeyay mid kamid ah Wasiirada Dawlad Goboleedka Jubbaland. Adam Awxirsi oo ah Wasiirka Qorshaynta Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland uu la shiray odayaasha dhaqanka kadibna uu ugu hanjabay in hadii ay xildhibaano ka dhigi waayaan liis u watay dhib weyn gaari doono. Awxirsi...

Ciidanka itoobiya iyo kuwa Axmad Madoobe oo is horfadhiya iyo Axmed Madoobe oo xaalad adag ku jira.

Magaalada Kismaayo waxaa ka taagan cabsi dagaal, sida aynu wararka ku helnay Ciidanka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ka wada dhaqdhaqaaq aanan horay loo arag. Ciidanka Axmad Madoobe oo tira ahaan gaaraya illaa laba boqol oo askari ayaa fariisimo ka samaystay goob kaabiga ku haysa meel ay daganyihiin Ciidanka Itoobiya ee ku sugan Kismaayo. Ciidamada Axmad Madoobe ayaa sidoo kale fariisimo...

Maxaa maanta loo xiray wadooyinka Muqdisho.

Magaalada Muqdisho maanta waxaa la xiray qaybo badan oo kamid ah wadooyinka Muhimka ah ee Caasimadda. Magaalada maanta waxaa la keenayaa maydka allaha unaxariistee Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Yariisoow oo dhawaan laga soo qaadayo Magaalada Doha ee dalka Qatar. Magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayaa abaabulka aaska Eng Yariisoow, waxaana xiran qaybo badan oo kamid ah wadooyinka Muqdisho, waxaana loo samaynayaa...

XUJEYDA SOOMAALIYEED OO U MAHAD CELIYAY DOWLADA SOOMAALIYA.

Xujeyda Soonaaliyeed ee ku sugan magaalada Makka ayaa uga mahadceliyay dowlada Soomaaliyeed sida ay xilka isaga saartay daryeelka iyo soo dhoweynta xujeyda gudanaya waajibaadka Xajka. Dr: Cabbaas C/llaahi Cali oo ku sugan magaalada Maka ayaa sheegay in qaabkii loo qaabbilay iyo sidii ay Dowladda Soomaaliya u abaabushay ay tahay mid aad u heer sarreysa, wuxuna sheegay in si weyn loogu...

WARARKII U DANBEEYAY